Xaalad adag oo soo wajahday Muslimiinta tirada yar ee ku nool dalka Sri-lanka

Iyadoo dalka Sri-lanka ay dhowaan ka dhaceen weeraro argagixiso ah oo boqolaal qof lagu dilay ayaa waxay xaalad adag soo wajahday  muslimiinta laga tirada badan yahay ee ku nool dalkaas oo la kulmay weeraro aargoosi ah oo lagula kacay. Kulan ay soo abaabuleen hoggaamiyaasha diimaha dalkaas oo looga hadlay sidii loo heli lahaa midnimo guud … Continue reading Xaalad adag oo soo wajahday Muslimiinta tirada yar ee ku nool dalka Sri-lanka